Eritrea oo ka jawaabtay Xasuuq lagu eedeeyey inay ka geysatay gobolka Tigrey

Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty Internationa ayaa warbixin ay soo saartay ku shaacisay in ciidamado Eritrea kasoo jeeda oo ka qeyb qaatay dagaalkii ka dhacay gobolka Tigrey ay geesteen xasuuq . Warbixin ay soo saartay Hay’adda ayaa lagu sheegay  dil wadareed ciidamada Eritrea ka  fuliyeen 28-kii iyo 29-kii bishii November ee sanadkii hore … Continue reading Eritrea oo ka jawaabtay Xasuuq lagu eedeeyey inay ka geysatay gobolka Tigrey